(Daawo Sawirro) Duqeyn naxariis la’aan ah oo weli ka socota Ghouta & dhimashada oo tira beeshay

Waxaa laga deyrinayaa xaaladda Magaaladda Ghouta oo muddo todobaad ku dhow duqeyn aan kala sooc laheyn ay ku hayaan dayuuradaha dagaalka ee dowlada Siiriya. Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku afgaran waayey qaraar dagaalka lagu joojinyo, iyadoo Faransiiska uu sheegay in haddii golaha ammaanku ay ku guuldaraystaan in ay caawiyaan boqolaalka rayidka ah ee … Continue reading (Daawo Sawirro) Duqeyn naxariis la’aan ah oo weli ka socota Ghouta & dhimashada oo tira beeshay